Sargaal Ciidan oo la dilay kadibna Meydkiisa la gubay iyo Xiisad ka dhalatay

Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu eedeeyay in ay dileen kadibna meydkiisa gubeen sargaal katirsanaa ciidamada Kuuriyada Koonfureed sida lagu shaaciyay war kasoo baxay Dowlada Kuuriyada Koonfureed. Dowlada Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in sargaalka la dilay kadibna meydkiisa la gubay uu ka lumay doon roondo ku jirtay oo mareysay meel u dhaw xadka ay wadaagaan labada … Continue reading Sargaal Ciidan oo la dilay kadibna Meydkiisa la gubay iyo Xiisad ka dhalatay